Madaxweyne Gaas oo Qodobo Kala Duwan ka Hadlay

Madaxweyne Gaas oo Qodobo Kala Duwan ka Hadlay

Madaxweynaha Puntland CabdiweliMaxmed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA wuxuuna kaga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay Wareejinta Dekedda Boosaaso, Guryo la sheegay in xukuumaddu duminaysay oo ka agdhowaa dekedda, Lacagaha la daabaco, Xiisadda Galmudug iyo weliba Shirka Kismaayo ka dhacaya. Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Madaxweynaha ku […]

Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr

Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr

Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr “Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye.” Tuducaa gabaygan Abwaan Cabdi Gahayr waxay si fiican uga muuqataa Dimuqraadiyadda. Sheekadu waa dameerkaa haddii uu kugu xummaado aad dib isaga iibin karayso iyo xoriyadda uu qofku u leeyahay aayo-ka-tashigiisa. Haddaba, Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, […]

Dad ku dhintay dibadbaxyada Cameroon

Dad ku dhintay dibadbaxyada Cameroon

mmada ammaanka ee dalka Cameroon ayaa lagu soo warramayaa inay toogasho ku dileen ilaa iyo todoba qof inta ay socdeen dibadbaxyo ay wadeen dad u ololeeya xuquuqda aadanaha oo ku baaqayay in xorriyad ay helaan gobollada Afka Ingiriisiga looga hadlo ee dalkaasi. Dibadbaxyada ayaa ka dhacay dhowr magaalo oo gobolkaasi ku yaal, kuwaas oo lagu […]

Badhan oo taageertay SSB (Sawiro)

Badhan oo taageertay SSB (Sawiro)

Badhanonline.com  Magaalada Badhan ee G.Sanaag waxa lagu qabtay shir balaadhan oo lagu taageeray Ururka Xoraynta & Midnimada Maakhir ee SSB Shirkaasi waxa uu Daba socdaa Shirarkii Bosaaso, Iyo Woqooyiga America lagu qabtay dhawaan. Allsanaag ayaa Baahiyay Muuqaal Sawiro Riix Halkan

Trump oo shaaciyay qorshahiisa canshuur dhimista

Trump oo shaaciyay qorshahiisa canshuur dhimista

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay qorshaha waxa uu ku tilmaamay canshuur dhimistii ugu ballaarnayd taariikhda dalka Mareykanka. Trump oo ka hadlayay gobolka Indiana ayaa waxa uu sheegay in uu doonayo in uu fududeeyo hannaanka canshuuraha si shaqooyin iyo maal badan looga helo gudaha Mareykanka. Waxa uu sheegay in dadka dabaqadda dhexe iyo kuwa shaqaalaha […]

Puntland:- Madaxweynaha oo Bosaaso kula-kulmay Odayaasha G.Sanaag & Bari (Sawiro)

Puntland:- Madaxweynaha oo Bosaaso kula-kulmay Odayaasha G.Sanaag & Bari (Sawiro)

Badhanonline.com Madaxweynaha Dawladda Puntland  Xaaji Cabdiweli gaas ayaa  Boosaaso kula kulmay ururka Sanaag, Sool iyo BarI  oo loo asaasay sidii Buuraha Calmadow looga saari lahaa Dadqalatooyinka xooga ku jooga oo maalin walba dhiiga ku daadinaya Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan kula […]

Khilaafka Galmudug oo Saameeyay Golaha Wasiirada Dowlada Dhexe

Khilaafka Galmudug oo Saameeyay Golaha Wasiirada Dowlada Dhexe

Qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan maamulka Galmudug ayaa sababay in qoraalo is khilaafsan ay ka soo baxaan Xukuumadda Federaalka ah, kuwaas oo qaarna lagu taageerayo go’aankii qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, halka kan kale lagu beeninaayo qoraalkaas jiritaankiisa Kadib markii Taaladadii shalay qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen […]

Xamar oo laga teegaray SSB (Warbixin)

Xamar oo laga teegaray SSB (Warbixin)

Siyaasiyiinta Gobolada Hayland, Sanaag, Sool & Gobolka Bari ayaa taageeray shaqada Ururka SSB ee ay Gudaha & dibada ka hayaan Khadka telefoonka waxana nagula soo xidhiidhay Xildhibaano dowlada Faderaalka ka tirsan oo ay ka mid yihiin Siciid Daahir Bootaan & Sahra Qoosrheel & Siciido Xasan dhamaantood waxay sheegeen inay Garab taaganyihiin Shaqada Ururkaasi.   Waa […]