Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr

Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr

“Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye.” Tuducaa gabaygan Abwaan Cabdi Gahayr waxay si fiican uga muuqataa Dimuqraadiyadda. Sheekadu waa dameerkaa haddii uu kugu xummaado aad dib isaga iibin karayso iyo xoriyadda uu qofku u leeyahay aayo-ka-tashigiisa.

Haddaba, Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, madaxda dadku ay doorteen haddii ay ku xummaadaan, si dhib yar ayaa loogaga soo ceshan kara xilka, iyada oo aan qori loo qaadan ama lagu baacsan sidii Qadaafi ama Siyaad Barre.

Baarlamaanka Puntland waa Meesha sartu ka Qudhuntay waxba yaan Madaxweynaha la Eedayn Hashiiska Muranka Badan dhaliyay,& Lacagta Faalisada ah ee Bosaaso lagu daabacay Waxa waajib- Dastuuri ahi ka saaran-yahay Baarlamaanka iyo inay Shacabka Qanciyaan…..

Dad badan baan arkay oo Dhaliisha Madaxweynaha & Golihiisa Wasiirada 66-Mudane ee Aan hada ka hor u bixayay Maxaabiis Siyaasadeed iyagaa Masuul ka ah Hagida Waajibaadka Dastuuriga ah ee u dhaarteen.

Puntland Gu”Maahee Garaad uma kordhin,Galmudugtaa Xaafada Gaalkacayo calanka-ka taagatay,Maxaan dhaanaa maanta hadii Aan lagu dhaqmayn Axdi Qarameedkii Bulsho dhigatey.

 

Ahmed Mohamed Farah

Bosaaso-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *