Badhan oo taageertay SSB (Sawiro)

Badhanonline.comĀ  Magaalada Badhan ee G.Sanaag waxa lagu qabtay shir balaadhan oo lagu taageeray Ururka Xoraynta & Midnimada Maakhir ee SSB Shirkaasi waxa uu Daba socdaa Shirarkii Bosaaso, Iyo Woqooyiga America lagu qabtay dhawaan.

Allsanaag ayaa Baahiyay Muuqaal Sawiro Riix Halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *