SSB oo la Bogaadiyay Shaqadooda (Muuqaal)

Badhan-Online.com- Urur weynaha Reer Maakhir ee Qurba Joogtu ku Midaysantahay ayaa Shir balaadhan oo ay abaabulkiisa lahaayeen Markii ugu horasay Gudaha ku qabtay.

Ujeedka Shirkaasi oo ahaa Xoraynta Buuraha & Midnimada Beelaha ayaa ahaa mid looga doodayay sida ugu wanaagsan ee loo wajahayo arrimahan.

By Jama Feyte

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *